Isqabqabsigii ka jiray Xafiiska Raisul Wasaare Kheyre oo meel adag gaaray (Xog Muhiim ah)

Iyadoo Xafiiska Raisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre uu maalmahan ka jiray muran & isqabqabsi meel adag gaaray ayaa warar soo baxaya oo laga helayo ilo kalsoon yahay waxay sheegayaan in Xoghayihii KMG ahaa ee xafiiska Khayre Maxamed Keynaan uu qorsheynayo inuu xilka iska casilo. Keynaan ayaa lagu eedeeyey inuu abuuray muran hareeyey xafiiska Ra’isul … Continue reading Isqabqabsigii ka jiray Xafiiska Raisul Wasaare Kheyre oo meel adag gaaray (Xog Muhiim ah)